Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Gobolleedka Puntland Oo Degmada Taleex U Magacaabay Gobol Ka Tirsan Degaannadooda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Maamulka gobolleedka Puntland ayaa degmada Taleex u magacaabay gobol ka tirsan degaannadeeda.

Dhawaan ayay ahayd markii boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Muuse uu madaxweynaha Puntland ugu baaqey in Taleex gobol loo magacaabo.

Xukuumaddii hore ee Somaliland ayaa hore ugu magacowday gobol degmada Taleex kaasi oo lagu magacaabo Xaysimo.

Halkan hoose ka ahriso:

47439846_10161381309755790_3228621521647

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this