Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Ay Ku Dhinteen Saraakiil Ka Tirsan Millatariga Soomaaliya Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Qarax wadada dhinaceeda la dhigay ayaa haleelay gaadhi uu leeyahay millatariga Soomaaliya oo marayay deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayuu dhaliyay qaraxaasi.

Ilo ku dhawdhaw milatariga oo BBC-da la hadlay ayaa xaqiijiyay qaraxa.

Saraakiil iyo Askar ayaa la xaqjiiyay inay ku dhinteen qaraxa.

Janaraal Cumar Dheere taliyihii qaybta 12 ka April ayay wararku sheegayaan inuu kamid yahay dadka ku dhintay qaraxa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this