Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wasiirada dowladda Puntland oo ansixiyay gobol cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Puntland ee Khamiista maanta ah oo uu guddoominayay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa lagu ansixiyay gobol cusub oo ka kooban afar degmo.

Gobolka cusub ayaa ka kooban degmooyinka God’aalo,Carrooleey,Sarmaanyo iyo degmada taariikhiga ee Taleex oo caasumad u ah gobolka,sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha wasiirada Puntland.

Golaha ayaa sidoo kale degmo cusub u magacaabay Yagoori oo ka tirsan gobolka Sool,islanarkaana ay gacanta ku hayso Somaliland.

FB_IMG_1544107843963.jpg?resize=720%2C10 PUNTLAND POST

 

The post Golaha wasiirada dowladda Puntland oo ansixiyay gobol cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this