Deeq A. Posted December 6, 2018 Muqdisho (Sh.M.Network) – Maamulka Jubbaland ayaa wuxuu si wayn ugu diyaar-garoobayaan soo dhawaynta wafdi ka socday Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya. Wafdiga oo saacadaha nagu soo food leh gaari doona Kismaayo ayaa waxaa hogaaminaya Afhayeenka Gollaha, Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Amaanka magaalada ayaa si wayn loo adkeeyay waxaana ay ciidamo gaaf-wareegayaan gudaha iyo daafaha caasimad goboleedka Jubbada Hoose. Ujeedka socdaalka Wafdiga ayaa la sheegay in ay tahay sidii loo sii amba-qaadi lahaa xalinta khilaafka dowlada iyo maamulada xubnaha ka ah. The post Ciidamada Jubbaland oo adkeeyay amniga Kismaayo appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites