Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii Hawl-galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey iyo Cidda Lagu Bedelay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl-galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag (Ganay ) , oo xilkan loo magacaabey Bilo ka hor Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dhacday 13.11.2017.

47579067_2136876003229521_22202039855564

Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa xilkan u magacaabey Mas’uul hore xilkan u hayey kaas oo ah Maxamuud Ducaale isla markaana ahaa masuulkii ka horeeyey taliyahan maanta xilka laga qaadey.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this