Sign in to follow this  
Deeq A.

Warbixin: Walwal Siyaasadeed Oo Ka Jira Magaalada Baydhabo (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka jira qalqal dhanka siyaasadda ah, iyadoo bilihii ugu dambeeyey magaaladaasi ay ka taagneyd xaalad kacsanaan oo dhanka siyaasadda ah.

19-ka bishan ayaa loo ballansan yahay iney dhacdo doorashada madaxweynaha K/galbeed, wallow ay marar badan dib u dhacday.

Shacabka iyo siyaasiyiinta ku sugan Baydhabo waxay qaarkood qabaan aragti ah in dowladda dhexe ay farogelin ku hayso doorashada K/galbeed.

Arrinta ugu weyn ee ay ka qeylo qaadeen dhinacyadan ayaa ah ciidamadii dowladda dhexe ay dhowaan geysay magaalada Baydhabo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/12/Warbixin-Xiisada-Siyaadeed-Baydhaba-kajirta-Warcade.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this