Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Jeebka Ku Shubatay Oo Ay Musuq-maasuqday Lacag Ay Soomaaliya Ugu Deeqday Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Sagar

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Goboka Awdal ee xisbiga WADDANI Maxamad Aadan Suldaan oo Fariin Kulul Hawada U Mariyay Madaxwayne Biixi Kana Warmay Safarki Gobolada Bariga Iyo Duufaanti Sanndakan Ku Dhufatay Xeebaha Gobolka Awdal Iyo Dayaci Xukuumada KULMIYE.

Dhan kale waxa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay muqumaasuqday oo jeebka iskaga shubatay lacag ay midowga yurub iyo dawladda Soomaaliya ugu deeqeen dadkii ay saamaysay duufaantii sagar ee ku dhufatay gobolada galbeedka Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this