Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedyay Afduubka Shirkii Haweenka Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Xukuumaddu Afduubtay shirweyne ay Hargeysa ay ku qabsadeen Haweenka Somaliland.

Xoghayaha guud ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi, oo shirka ka qayb-galay laakiin aan hadal ka jeedin ayaa dhaliilay hannaanka shirka loo qabtay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this