Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayirka Ceergaabo Ismacil Xaji Nuur ,Wuxuu Mayirada Somaaliland dheer Yahay Wuxu Ka Mid Ahaa Mujahidinti SNM

Recommended Posts

Deeq A.   

Mayor ismacil x nuur wuxu MAYIRADA Somaliland dheer yahay kana waayo argaysan yahay waxa Badan buu joogay marxaladihii dalka somaaliland so Maray horayso iyo danbaysoba.

77A2557A-C84A-405A-BC71-7CEC8CA27CD3.png

WUXUU ka mid ahaa halgamayaashi SNM nafdooda iyo Maalba u Huray ,
isagoo xiligii siyaad bare ahaa ganacsade ka mid ahaa ganacsadayaashi gobolka sanaag,
Kana mid ahaa ragii Mar walba dowladi siyaad bare xadhi jirtay
AYUU markii danbe KA baxay magaalada ceergabo markuu u adkaysan waayey cago juglaynti lagu hayey sharaftisa iyo maalkisaba ayuu dhinaca buuraha u baxay
Waxayna buuraha ka hirgaliyeen ismaci xaji nuur

iyo rag badan odayaal iyo ganacsade ahaa ,
badangoodu maanta ma noola ilaahay how naxariisdo ,
waxay hirgaliyeen ciidan Ama farac kamid ahaa snm
Gudaha dalkana saldhigoodu yahay, halka snm markaa joogtay dalka Ethopia
Waxayna ka bilaaben halganki dib u xoraynta snm,
iyo weraro lagu qaadi jiray ciidamadi siyaad bare ee joogay gobolka sanaag
WALIBA ismaacil xaji nuur
Dhawac ka soo gaadhay
Dagaaladi isdaba jooga ahaa lagu qaadi jiray ciidamadi siyaad bare.
Markaa dalka la xoreeyeyna waxa uu kamid ahaa shirarki nabadaynta somaaliland ka hirgaliyey
Haduu yahay shirkii somaaliland ee burco lagu dhawaaqay 1991,
IYO shirarki nabadaynta gobolka sanaag ka qabsoomay dhowr iyo sagaashanki .Mayor ismacil maalgisi iyo naftisiba wuxuu u Huray somaaliland..
Madaxawaynayaashi Somaliland so Maray Shanti madaxwayne
Wuu lasso shaqeeyey
Wuxuuna ka mid yahay asaarta qadiimiga ah somaaliland.
WAANA mayirki uku horeeyey ka hirgaliyey gudaha ceergabo wado laami ah .
Wali wuxuu ka shaqaynayaa horimarka somaaliland
IYO midnimada iyo Wada jirka somaaliland ,maalinti dhawayd ee madaxwaynu safarka ku joogay
Madaxwayne muuse biixi
WUXUU yidhi mayor ismacil ayaan Koob Shaaha ka Cabi Kari waayey
Oo ileh wadadi iyo jaamacadi madaxwayne waxasay u baahan yihiin
isagoo jaaniska ka faa,iidaysanaya madaxwaynuhu gobolka sanaag joogo
waxaqabadna gobolka iyo degmada madaxwaynaha u waydinaya .
By mire cali xasan
mohamedhassan3867@gmail.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this