Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano Ka Tirsan Wakiillada Oo Difaacay Xeerka Booliska, Una Hanjabay Dadka Dhaliila Golahooda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha guddida arrimaha gudaha ee golaha wakiillada Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cigge (Balaaki) ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey wax ka bedel ay dhawaan golahaasi ku sameyeen xeerka Booliska oo dib golaha loogu soo celiyey.

Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cigge (Balaaki) ayaa sidoo kale waxaa uu hajnaad u diray dad uu ku sheegay in aaney sifo sharci aheyn u dhaliilayaan golaha Wakiilada, isla markaana waxaa uu haayadaha sharciga ugu baaqay inay talaabo ka qaadan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this