Sign in to follow this  
Deeq A.

Khilaafka Madaxda Puntland Oo Soo Shaac Baxay, Camey Oo Magacaabay…

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa soo shaac baxaya khilaafka ka dhaxeeya madaxda ugu sarreysa ee dowlad goboleedka Puntland, iyadoo ay soo dhow dahay doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi.

Shalay, madaxweyne C/weli Gaas ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka, hase ahaatee madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Injineer Camey ayaa isna dhankiisa soo magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka.

Halkaan hoose ka akhriso:

C1.jpg

Cccc.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this