Deeq A. Posted December 3, 2018 Tacsi Tiiranyo Leh Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajacuun Geeridu waa Xaq!!!!. Maamulka,Saaxiibada & Dhamaan Bahda Qarannews waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Ehelada,Xasabada Qaraabada & Saaxiibada Qoyska Reer Xaaji Cumar,Khaas ahaan Muqtaar Garaad Xaaji Cumar & Walaaladii oo Aabood Garaad Xaaji Cumar xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeisa,Saakana lagu aasay Xabaalaha Baqiic. Waxaanu leenahay Alla ha u raxmado Marxuum Garaad,Qabrigana ha u waasiciyo,Reer Garaad oo dhana Samir & Iiman Saadiqa haka siiyo. Mar labaad Waxaan Alle ugu baryaynaa inuu Janatul-Firdoows ka waraabiyo,Ehelka & Qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir & imaan ka siiyo. Aamiin Qaran News Share this post Link to post Share on other sites