Sign in to follow this  
Deeq A.

“Muuse Biixi Markii Uu Beelaha Kula Shirayay Burco Waxa Uu Shirkii Ka Saaray Badhasaabkii Gobolka Iyo Wasiirradii Qaranka Oo Ku Yidhi…” Fadeexado Dul-hoganaya Safarkii Madaxweynaha

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee gobolka Togdheer Maxamuud Xasan Saleebaan Doob ayaa waxa uu soo bandhigay arrimo fadeexad ku ah dawladnimada oo uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku kacay intii ku guda jiray safarkiisii uu ku marayay gobolada bariga Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this