Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Soomaaliyeed Oo Baaq u diray Guddiga Doorashada maamulka Koonfur Galbeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Cabdalla Maxamed Aadan oo ka mid ah siyaasiyiiyinka ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa baaq culus u diray guddiga doorashada maamulkaasi.

Siyaasi Cabdalla Maxamed Aadan oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka dalbaday guddiga doorashada in ay dardar galiyaan howlaha shaqo ee loo igmaday, islamarkaana ay fiiriyaan rabitaanka shacabka ku dhaqan deegaanada K/ Galbeed.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in DFS aysan saameyn gudaha ah ku laheyn doorashadaasi, balse kaliya ay ku leedahay Talo, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Soofa.mp3

The post Siyaasi Soomaaliyeed Oo Baaq u diray Guddiga Doorashada maamulka Koonfur Galbeed appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this