Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Waanu Saluugsanahay Madaxweynaha, Gobolada Kale Mashaariic Ayuu U Dhagax Dhigay Laakiin Laascaanood Waxba Muu Dhagax Dhigin….” Maayarkii Hore Ee Laascanood

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Maayarkii hore ee magaalada Laascanood isla markaana iminka ah xildhibaan ka tirsan golaha deeganka ayaa waxaa uu sheegay in uu dhaliilsan yahay safarkii madaxweyne Biixi ku yimid gobalka Sool isaga oo sabab uga dhigay in madaxweynuhu aanu waxba xadhiga ka jarin waxna aanu dhagax dhigin intii uu ku sugnaa magaalada Laascaanood, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this