Saalax Posted December 3, 2018 Waxa laso sheegaya qaniinayada ka dhib inay hashii ku dhacday xanuunka lo yaqaano Hepatitis C (Cagaarshowga C) 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 3, 2018 Imgur IMGUR.COM Post with 0 votes and 2 views. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted December 3, 2018 6 hours ago, Saalax said: Waxa laso sheegaya qaniinayada ka dhib inay hashii ku dhacday xanuunka lo yaqaano Hepatitis C (Cagaarshowga C) Waxaan maqlay hasha geela magaceeda waxaa la dhahaa farmaajo markaa ciilkii uu qabay farmaajo ayuu odayga is iloobay But seriously this is animal cruelty qoladii animal protection group RSPCA in loo sheego waaye. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 3, 2018 Kolka Halsha awrka loo tu'iyo in tunka uu ka qaniino ama looga qaniino waan maqlay, laakin waa ii bilow in tartarta laga qaniino kolkay diidmo bilowdo. Lesson in Dhaqanka, si fiican waa in looga faa'iidaysta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 3, 2018 4 hours ago, cadnaan1 said: Waxaan maqlay hasha geela magaceeda waxaa la dhahaa farmaajo markaa ciilkii uu qabay farmaajo ayuu odayga is iloobay But seriously this is animal cruelty qoladii animal protection group RSPCA in loo sheego waaye. Indeed. Muuse Bixi will pay for it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 3, 2018 A true wannabe geeljire. A muqayil geeljire waa ii koow laakiin. By the way, Saalax, maxaa ka jiro Muuse Muqayil's lieutenant in laga celiyey Adisababa a few days ago? Waa loo diiday inuu ku galo baasaboor beenaadka. Jabuuti ayuu ka dhoofay on his way to Ingiriiska, with his Jabuuti baasaboor. Cunaqabateynta dowladda dhexe weyba sii balaaraneysaa and that is why Muuse Muqayil qeylo, quuq, aflagaado iyo afxumo ka soo hartay baryahaan. Qof bahlaha laga rifay waaye oo xabsi xaafad laga dhigay. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 3, 2018 5 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: A true wannabe geeljire. A muqayil geeljire waa ii koow laakiin. By the way, Saalax, maxaa ka jiro Muuse Muqayil's lieutenant in laga celiyey Adisababa a few days ago? Waa loo diiday inuu ku galo baasaboor beenaadka. Jabuuti ayuu ka dhoofay on his way to Ingiriiska, with his Jabuuti baasaboor. Cunaqabateynta dowladda dhexe weyba sii balaaraneysaa and that is why Muuse Muqayil qeylo, quuq, aflagaado iyo afxumo ka soo hartay baryahaan. Qof bahlaha laga rifay waaye oo xabsi xaafad laga dhigay. Wa ruun. Also Muuse Bixi's Djiboutian passport was revoked by Ismaacil Cumar Geele after a rift. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 3, 2018 5 minutes ago, Saalax said: Wa ruun. Also Muuse Bixi's Djiboutian passport was revoked by Ismaacil Cumar Geele after a rift. Ileen wuxuu xaafaddiisa Hargeysa iskaga fadhiyo waa plan B xataa ma heysto? Ha iska qayilo, ha iska qarawo dhib malaha inta laga soo dhameystiraayo bahlo rifida. Muuse Muqayil is so desperate these days he is calling around Axmed Madoobe in Kismaayo, Gaas in Garoowe iyo Xasan Sh. for an advise iyo isxulafeysi ka soo horjeedo dowladda dhexe. Such a desperation. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 3, 2018 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Ileen wuxuu xaafaddiisa Hargeysa iskaga fadhiyo waa plan B xataa ma heysto? Ha iska qayilo, ha iska qarawo dhib malaha inta laga soo dhameystiraayo bahlo rifida. Muuse Muqayil is so desperate these days he is calling around Axmed Madoobe in Kismaayo, Gaas in Garoowe iyo Xasan Sh. for an advise iyo isxulafeysi ka soo horjeedo dowladda dhexe. Such a desperation. Yep that is the real reason. Abiy Ahmed also refused to see any of the mamuul goboleed leaders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted December 3, 2018 22 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Ileen wuxuu xaafaddiisa Hargeysa iskaga fadhiyo waa plan B xataa ma heysto? Ha iska qayilo, ha iska qarawo dhib malaha inta laga soo dhameystiraayo bahlo rifida. Muuse Muqayil is so desperate these days he is calling around Axmed Madoobe in Kismaayo, Gaas in Garoowe iyo Xasan Sh. for an advise iyo isxulafeysi ka soo horjeedo dowladda dhexe. Such a desperation. The poor sod has become so discombobulated by the Good-Cop/Bad-Cop of Somali politics, that now— like a deer caught in the headlights— dhinac uu aado ayuu garan la’yahay! 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites