Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi “Somaliland lama Midoobi doonto Soomaaliya”

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay in marnaba aysan la midoobi doonin Soomaaliya inteeda kale.

Madaxweyne Biixi ayaa tilmaamay in madaxda Soomaaliya haatan ay qorsheynayaan in Somaliland ay markale wadahadal isugu yimaadaan.

Waxaana uu shaaca ka qaaday in maamulkiisa iyo shacabkuba aysan diyaar u aheyn wadahadallo dambe oo ay la galaan dowladda federaalka Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/cod-ismacil-turki.mp3

iix

The post Madaxweyne Biixi “Somaliland lama Midoobi doonto Soomaaliya” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this