Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulankii ay Jeegaanta UK- isugu timid oo fashilay iyo Saylaci oo ku dawakhay

Recommended Posts

Deeq A.   
1543669172020_0_IMG-20181201-WA0007-300x

Waxa saaka ka Dhacay bariga magaalada London shir ay isugu yimaadeen tageerayaasha Jeegaanta Somaliland we ku dhaqan dalka Ingriis khaasatan magaalada London

Shirkani oo uu ka soo qaybgalay madaxweyne ku xigeenka xukumadda Muuse Biixi oo ay wahelinayeen wasiir iyo wasiir ku xigeenka ayaa markii hore lagu sheegay mid la isugu soo dhawaynaayo qurba jooga reer Somaliland we ku dhan UK. Hase ahaatee waxa uu kulankani ahaa mid ku kooban beelaha Jeegaanta ee dagan UK.

Shirkani oo ku furmay caajis iyo Maamul xumo waxa aad uga biyo diiday dadan oo ka soo qaybgalay galayaashii ka mid ahaa.

Dadka dalka gudihiisa ku nool ayaa cadaalad daro iyo saamigii ay xaqa u lahaayeen tirsanaaya ilaa taas la saxo oo dalka Laga saaro habka boqortooyada ee la galiyay oo Somaliland noqoto mid la wada leeyahay  shaqayn mayso in Saylaci oo Awdal qudhunsaday in la iska soo horaysiiyo.

La soco warka oo faah faahsan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this