Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada K/ Galbeed Oo markii afaraad dib loo dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Waxaa markii afaraad dib loo dhigay doorashada K/ Galbeed Soomaaliya, taas oo lagu waday in la qabto 5 bishan December ee 2018-ka.

Guddiga qaban qaabada doorashadaasi ayaa maanta shaaciyay in markale dib loo dhigay doorashada, lana qaban doono 19-ka bishan December.

Waxaana guddigu uu arintan ku micneeyey markii ay qiimeeyeen howlaha baaxadda leh ee a horyaala iyo sida ay muhiim u tahay in la fududeeyo doorashada.

Halkan hoose ka akhriso:-

IMG-20181201-WA0001-1-1.jpg

The post Doorashada K/ Galbeed Oo markii afaraad dib loo dhigay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this