Deeq A. Posted December 1, 2018 Baydhabo ( Sh. M. Network )-Waxaa markii afaraad dib loo dhigay doorashada K/ Galbeed Soomaaliya, taas oo lagu waday in la qabto 5 bishan December ee 2018-ka. Guddiga qaban qaabada doorashadaasi ayaa maanta shaaciyay in markale dib loo dhigay doorashada, lana qaban doono 19-ka bishan December. Waxaana guddigu uu arintan ku micneeyey markii ay qiimeeyeen howlaha baaxadda leh ee a horyaala iyo sida ay muhiim u tahay in la fududeeyo doorashada. Halkan hoose ka akhriso:- The post Doorashada K/ Galbeed Oo markii afaraad dib loo dhigay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites