Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Ciidammada Ilaalada Xeebuhu Ma Waafaqsana Dastuurka Qaranka Ee Ha La…” Xildhibaan Soo Bandhigay Ciidammo Aan Waafaqsanayn Dastuurka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamuud Xareed Rooble oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu sheegay inay jiraan ciidamo kala duwan aan waafaqsanay dastuurka Somaliland isaga oo tusaale u soo qaatay ciidammada ilaalada xeebaha, waxaanu ku baaqay in dastuurka la waafajiyo, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this