Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland Oo ay ka bilaabanayaan doorashooyinka Golaha Wakiilada maamulkaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray jadwalka soo xulista Golaha Wakiilada iyo Doorashada Madaxweynaha, kaddib qoraal ka soo baxay Xafiiskiisa.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Kalfadhiga ugu horeeya ee Baarlamaanka cusub ee Puntland uu furmo doono 01/01/2019, iyagoo dooran doona Guddoonka iyo Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.

Halkan hoose ka Akhriso:-

qoraal-punti.jpg

The post Puntland Oo ay ka bilaabanayaan doorashooyinka Golaha Wakiilada maamulkaasi appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this