Saalax Posted November 30, 2018 Xukuumada federalka ah ee Soomaaliya oo Barnaamijka nabad iyo nolol ka bilowday Gobolka Sanaag Halkan Ka Daawo;Xukuumada fadaraalka Ah Ee Somaliya Oo Barnaamijka Nabad Iyo Nolol Ka Bilowday Dhalinyarada Gobalka Sanaag Iyo Ceerigabo Oo Dhalinyaro Badan Oo Ku Sugan Yiuhiin. BURCOONLINE.COM Halkan Ka Daawo;Xukuumada fadaraalka Ah Ee Somaliya Oo Barnaamijka Nabad Iyo Nolol Ka Bilowday Dhalinyarada Gobalka Sanaag Iyo Ceerigabo Oo Dhalinyaro Badan Oo Ku Sugan Yiuhiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 30, 2018 This is good for the Ceerigaabo economy. Somalis from other parts of Somalia visiting the famous landmarks in Sanaag means more hotels, houses rented and flourishing businesses. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted November 30, 2018 Great picture. Thank you Sanaagans. Your land is beautiful. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted December 1, 2018 Is Col. Caare taxing them? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 1, 2018 9 hours ago, Holac said: Is Col. Caare taxing them? They are staying in our hotels. Welcome banu lenahay walalaheen Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted December 1, 2018 ^^^^^^ Line Manger-kaaga Nabar iyo Naxdin waxbaa ka si ah! Waxaad mushahar kaga qaadataa “been Doqoni garatay ah” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 1, 2018 49 minutes ago, Barwaaqo said: ^^^^^^ Line Manger-kaaga Nabar iyo Naxdin waxbaa ka si ah! Waxaad mushahar kaga qaadataa “been Doqoni garatay ah” Been maxay ah? arday gobolada kale ee Somalia ka yimi oo badan inay yimadeen daalo dalxis ahaan oo ay joogaan hotelada Ceerigaabo ba been mooday miya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 1, 2018 Isdhexgalka barbaarta Soomaaliyeed waa loo baahanyahay. Kuwa aad u badan dhalinta Reer Waqooyiga ah Xamar u shaqo tagay sanadihii u dambeeye. Xataa kuwii jeelalka Liibiya laga soo badbaadiyey Xamar ayee ka shaqeystaan oo masii gudbinba. I guess asxaabtooda ayee soo kaxeeyeen oo ay Sanaag ee geeyeen, waana wax loo baahanyahay xilligaan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites