Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Boqolkii Sanno Ee Ugu Dambeeyey Magaalada Sheekh Waxa Ay Ahayd Hoygii Aqoonta…” Madaxweyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Sheekh)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmahan safar ku marayey gobollada Bari ee dalka, ayaa maanta loogu soo dhaweeyey degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay in bulshada ku dhaqan degmada Sheekh safka hore kaga jiraan, horumarka iyo aqoonta, isla markaana laga sugayo inay ummadda reer Somaliland oo dhan uga faa’iideeyaan kartida iyo aqoonta ay caanka ku yihiin, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this