Deeq A. Posted November 29, 2018 Kismaayo ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa magacaabay Hanti Dhowraha guud ee maamulkaasi, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Digreetadan oo ku taariikheysney d 27 November oo shalay ku beegneyd ayaa waxaa Hanti Dhowraha Jubbaland loogu magacaabay Cabdicasiis Sheekh Xuseen Dayib. Halkan hoose ka Akhriso:- The post Axmed Madoobe Oo magacaabay Hanti Dhowraha Jubbaland appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites