Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe Oo magacaabay Hanti Dhowraha Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa magacaabay Hanti Dhowraha guud ee maamulkaasi, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Digreetadan oo ku taariikheysney d 27 November oo shalay ku beegneyd ayaa waxaa Hanti Dhowraha Jubbaland loogu magacaabay Cabdicasiis Sheekh Xuseen Dayib.

Halkan hoose ka Akhriso:-

hanti-dhowre.jpg

The post Axmed Madoobe Oo magacaabay Hanti Dhowraha Jubbaland appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this