Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Magaalada Hargeysa Oo Si Adag Uga Hadlay Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Golleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay arigtidooda ka dhiibteen dib u dhaca doorashada ee golayaasha wakiilada iyo deeganka waxaana ay shacabka qaarkood sheegen in golayaasha wakiiladu oo sharci dajintii dalka ah ay iyagu muddo badan sharci daro meesha ku fadhiyaan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this