Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Dib U Dhaca Ku Yimaada Doorashooyinka, Eedaymo Culus-na U Jeediyay Guddiga Doorashooyinka Iyo Madaxweyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hor-yimid in dib u dhaca ku yimaado doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanka.

Xisbiga WADDANI ayaa waxa uu eedaymo kala duwan u jeediyay xubnaha guddiga doorashooyinka qaran iyo Madaxweynaha Somaliland oo ay sheegeen inay leeyihiin masuuliyada dib u dhaca doorashooyinka.

“Dib u dhaca doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanku maaha mid la aqbi karo, masuuliyadeeda waxa iska leh Madaxweynaha cid kale-na laguma dhaliili karo, waa markii 5aad ee dib u dhac ku yimaado doorashada golaha wakiillada in tallada dalka hayay” Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde.

Halkan hoose ka DAAWO warkan oo dhammaystiran

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this