Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareyakanka oo Faah faahino ka bixiyay duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Taliska Mareykanka ee Africa oo la soo gaabiyo AFRICOM  ayaa war kasoo saaray duqeyn cirka ah oo ay kageysteen deegaanka Quycad ee Gobolka Mudug Maalinimadi Arbacad ahayd.

Warka Taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntaasi ku dileen ilaa iyo 3 ka mida ahaa dagaalyanada Al Shabab oo ay ku beegsadeen halkaasi.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in aysan jirin wax waxyeelo ah oo dadka rayidka ah ka soo garay duqeyntaasi.

Majiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Xarakadda Al Shabab oo ku Aadan duqeyntaasi Mareykanku sheegay in ay ku dileen Dagaalyanadooda.

 

The post Mareyakanka oo Faah faahino ka bixiyay duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya. appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this