Sign in to follow this  
Deeq A.

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu La’yahay Minneapolis Ee Dalka Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Minnesota)-Ilaa Isniintii toddobaadkan oo taariikhdu ay ku beegneyd 26-ka November ayaa waxaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka lagu la’yahay wiil lagu magacaabo Wali Dhuxulow oo dhashay sanadkii 2004-tii.

Wiilkan ayaa arday ka ah dugsiga Southwest oo ku yaalla magaalada Minneapolis.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this