Sign in to follow this  
Deeq A.

War Deg-deg Ah: Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Safar Ku Yimid Gobolka Sanaag Oo Uu Ku Sugan Yahay Madaxweynaha Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Dhahar)-Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta socdaal ku yimid magaalada Dhahar oo ku taalla waqooyigalbeed gobolka Sanaag.

Waa markii ugu horraysay ee Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu yimaado magaalada Dhahar tan iyo markii xilka madaxweyne loo doortay.

46987334_1236724099804180_89507221871452

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa oo labadii maalmood ee u dambeeyay ku sugnaa magaalada Ceerigaabo ayaa dib ugu soo noqday degmada Ceel-afweyn oo uu hadda ku sugan yahay isaga booqan bariga gobolka Sanaag oo shacab reer Somaliland filayeen in uu booqasho ku tagi doono.

Magaalada Dhahar waxay kamid tahay magaalooyinka ugu waawayn gobolka Sanaag waxaanay magaalada Ceerigaabo u jirtaa 220 km.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this