Deeq A. Posted November 28, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoonka Golaha Shacabka BFS ayaa goor dhow kala diray Guddigii Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golahaasi. Warqad ka soo baxday Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa lagu kala diray Guddiga, iyadoo la soo dhisi doono Guddi cusub. Halkan hoose ka Akhriso:- The post Akhriso:-Guddiga Maaliyadda G/ Shacabka Oo la kala diray appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites