Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerar qorsheysan Oo laga fuliyay duleedka Balcad

Recommended Posts

Deeq A.   

Balcad ( Sh. M. Network )-Ciidamo uu watay guddoomiyaha degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe Qaasim Cali Nuur ayaa la sheegay in maanta weerar xoogan ay ka fuliyeen duleedka degmadaasi.

Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa la sheegay in lagu qaaday deegaanka Geed Fiqi, iyadoona ay waxyeelo ay ka soo gaartay dad Rayid ah oo aan waxba galabsan.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyay, sida ay wax u dhaceen.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/qof-Deegaanka-ah-.mp3

The post Weerar qorsheysan Oo laga fuliyay duleedka Balcad appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this