Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Orday Su’aalihii Warbaahintu Waydiisay Oo Ay Jawaabo U Waayeen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddiga Doorshooyinka Somaliland oo maanta warbaahinta u shaaciyey inay doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa bilowga sanadka 2019 aaney dhaceen , ayaa su,aalihii ay warbaahintu weydiin laheyd ka cararay isla markaana warbaahinta aan ka ogolaan wax su’aalo ah, Halkan Hoose Ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this