Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano Dacwad ka dhan ah Mahad Cabdalla Cawad U gudbiyay Guddoonka BF+Akhriso

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo ka careysay baaqashada kulanka  baarlamaanka oo maalintii labaad baaqday ayaa dacwad ka gudbiyay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka.

Qoraalka kasoo baxay xildhibaanada baarlamaanka lag shaaciyay inay ka dacwoonayaan baaqashada kulanka baarlamaanka inuu door ku leeyahay guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in loo baahan yahay in arintaan Guddoonka baarlamaanka uu wax ka qabto.

Hoos ka akhriso qoraalka xildhibaanada qaar ay soo saareen

1-1.jpg 2.jpg 3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this