Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Oo Ka Bilaabanaya Labada Shabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Cali Ammar Dambe ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog ku sheegay in dhowaan ciidanka xoogga dalka ay bilaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab.

Waxa uu sheegay in la diyaariyey ciidamo loogu magac-daray badbaado Kow iyo Badbaado Laba oo uu tilmaamay in Al-shabaab ka saari doonaan Labada Shabelle.

Wasiirka ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii ciidanka xoogga dalka oo isku filan ay ula dagaallami lahaayeen Al-shabaab, dalkana nabada uga dhigi lahaayeen.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/Wasiir-Xasan-Cali-Amar-dambe-waxaan-diyaarinay-Ciidamo-la-dagaalama-Alsha.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this