Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Dowlad Goboleedyada Oo Soo Dhoweeyey Go’aanka Aqalka Sare, Ballanna Ku Qaadey Wada Shaqeyn

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa si kalsooni ku jirto u soo dhoweeyey go’aanka aqalka sare iyo warbixintii guddiga aqalka sare ee wada-xaajoodka xal-u-raadinta khilaafka u dhaxeeya xukuumadda DFS iyo DXDF

Qoraal uu ku saxiixnaa guddoomiyaha golaha ahna madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wuxuu sheegay in goluhu balanqaadayo inuu diyaar u yahay in aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah kala shaqeeyo sidii xal loogu heli lahaa khilaafka jira, oo salka ku haya fulinta ballamaha ay ku jiraan danta Soomaaliyeed.

Halkan Ka Akhriso, Qoraalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada:

 

 

golaha.jpg

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this