Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland Oo soo dhaweysay Go’aankii Golaha Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac Gaani ayaa sheegay in maamulkiisu uu soo dhaweynayo War-Murtiyeedkii shalay ka soo baxay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xirsi Jaamac Gaani ayaa xusay in ay muhiim tahay in wax weliba lagu dhameeyo is faham iyo tanaasul, si loo badbaadiyo dalka.

Waxaana uu ugu baaqay Madaxda dowladda Soomaaliya in ay tix galiyaan dadaallada ay wadaan Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/cod-soofeesane.mp3

The post Jubbaland Oo soo dhaweysay Go’aankii Golaha Aqalka Sare appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this