Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Warshadii Daamurka Ee Magaalada Hargeysa Oo Xalay Gubatey Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Habeenkii xalay aheyd waxaa gubatey warshada Daamurka ee Hargeysa ee uu leeyahay Ganacsade Cumaani taas oo ku dhex taalla xayn daabka Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa.

Waxaa dabkaasi u soo gurmay ciidanka dabdamiska Somaliland isla markaana bakhtiiyey, Halkan Hoose Ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this