Sign in to follow this  
Deeq A.

Kominshanka Doorashooyinka Oo Warbaahinta Iskugu Yeedhay Iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka Oo La Filayo Inay Shaaciyaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay saaka iskugu yeedheen warbaahinta dalka iyada oo la filaayo inay warbaahinta la hadlaan.

maxresdefault-2.jpg

Illaa hadda ma cadda arrimaha rasmiga ah ee guddida doorashooyinka ay ka hadli doono warbaahinta, balse warar u dhuun daloola Kominshanka ayaa sheegay in la filaayo in kominshanku ay saaka si rasmi ah u shaaciyaan in dib u dhac ku imanaayo wakhtigii hore loo qorsheeyey inay dalka ka qabsoomaan doorashooyinka golleyaasha Wakiilada iyo deegaanku.

Hoggaanka xisbiyadda mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI ayaa la filayaa inay si weyn uga soo horjeedaan go’aanka ay ku dhawaaqi doonaan komishanka doorashooyinku.

Halkan si toos ah ugala soco wixii warar ah ka soo kordha.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this