Sign in to follow this  
Deeq A.

kaftanka maanta, dheeraad…W/Q Axmednuur Guruje

Recommended Posts

Deeq A.   

kaftanka maanta, dheeraad…W/Q Axmednuur Guruje
Aduunyada wax walba waxbaa Ku dheeraada ,hadii aan dheeraas aan laga saarina dhabqiya,
Jacaylka beentu waa Ku dheerad
Soomaalidu aduunka waa Ku dheeraad
Ganacsiga kootadu waa Ku dheerad
Dhoofka tahriibku waa Ku dheeraad

Heesaha koombituurku waa Ku dheeraad
Faladagan fanka waa Ku dheeraad
Hargaysa biyo la aantu waa Ku dheeraad
Doorashada kordhintu waa Ku dheeraada
Siyaasada hagbadu waa Ku dheeraad
Maxamuud xaashina kulmiye waa Ku dheeraad .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this