Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo amarro duldhigay musharrixiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa ku wargeliyay musharrixiinta xilka madaxweynaha ee imaanaya guud ahaan gobolka Nugaal in ay laba maalmood ka hor imaatinkooda sii ogaysiiyan maamulka.

Mudane Gu’jir ayaa Sidoo musharrixiinta u sheegay in aysan qabsan karin shirar iyo xaflado aysan ka war-qabin guddiga amniga gobolka Nugaal.

Tallaabadan ayaa loo qaaday sida guddoomiyuhu sheegay sugidda amniga musharrixiinta iyo guud ahaan amniga gobolka.

FB_IMG_1543325280653.jpg?resize=697%2C96

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo amarro duldhigay musharrixiinta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this