Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Telesom Waa Shirkad Ummadu Wada Leedahay…” Sheekh Aadan Siiro Si Weyn Ammaanay Shirkadda Telesom

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland oo maanta ka hadlaayey madal lagu soo dhaweynaayey guddoomiyaha shirkadda Telesom Telesom Cabdikariin Maxamed Iid Oo guulaystay Abaalmarinta hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan shirkadahaIsgaadhsiinta, oo maanta dalka dib ugu soo laabtey, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this