Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Aqoonsi Raadintii Somaliland Waxa Ka Dheeraysay Shirkadda Telesom Oo Heshay Oo Ictiraaf Caalami Ah…” Guddoomiye Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa waxaa uu sheegay in shirkadda Telesom ay beesha caalamka aqoonsi caalami ah ka heshay isla markaana aqoosnigii Somaliland raadineysay kaga dheeraysay, Halkan hoose ka DAAWO

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this