Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 29, 2005 A nnagu marka aan baareyno dadka waxaan tusnaa sida looga helayo Virus-ka Inaga oo Sheybaarka ku dhex heyno, matalan qofka waxaan u ishaarnaa halka uu dhiigiisa la baarayo gaarayo marka uu HIV qabo iyo meesha kale ee uu gaarayo marka uusan qabin, waxaana sidaas u yeelnay annaga oo diidan in aan qofkii u sheegno natiijo uu shaki ka qabo, hadda tii noogu dambeysay waxaan ku sameynay gabar iyo wiil doonayay in ay is-guursadaan kuwaasi oo is-hubin caafimaad inoogu yimid, waxay indhahooda ku arkayeen qaabka baarista oo aan u sharaxnay, natiijadiina waxay noqotay in gabadhii laga helay, wiilkiina laga waayay" ayuu yiri Sheybaare Sare Nuur Cadde oo intaas ku sii daray in wiilkii uu gabadhii meeshii ay fadhiday uga dhaqaaqay iyadiina naxdin darteed ay halkii ay ka kici weysay. Nuur Cadde waxaa uu sheegay in dadka laga helay Virus-kaas badankood ay ka yimaadeen labo xaafadood oo Muqdisho ku yaala, kuwaasi oo sida loo sheegay ay ku badan yihiin dad cudurkii qaba oo intey Shabakado isku xira sameysteen ku heshiiyay in ay si xaasidnimo ah dad kale oo fiyow ugu sii gudbiyaan, "Dhalinyaradaas waa dhalinyaro koox koox isugu xiran, waxay sameeyaan xaflado ay dad kale oo aan cudurkii qabin ku casuumaan si ay cudurka ugu sii gudbiyaan, dabcan arrintaasna waa mid aad u naxtin badan" ayuu mar kale yiri Nuur Cadde. Naxdinta sii aqriso. _________________ Soomaali wax walba waa aragtee, hadana AIDS ha noogu darsamo, nasiibxumo awoowegeed. Eebboow noo gargaar naxariistaa kama maarmanee, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted November 29, 2005 Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, I wonder dadkayagu meeshey cuqubadu ka heysato Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted November 29, 2005 talada ugu sahlan ee ay bixiyeen Khubarrada dhinaca Caafimaadka, gaar ahaan mar ay ka digayeen khatarta Cudurkan waa in qofkii xaas leh uu xaaskiisa ku ekaado, isla markaana uu ka fogaado in uu gogol dhaaf sameeyo, sidoo kalena uusan isku shubin haddii uu u baahdo dhiig laga shubay qof aanan caafimaadkeeda la hubin. Good advice. Hope they would listen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted November 29, 2005 Now, though its a sad reality, but am asking where are the liberals who always tend to advocate the system of democracy over Shariica law, when our homeland suffers from all preventable obsenities by means of our religion! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted November 30, 2005 Originally posted by Alle-ubaahne: Now, though its a sad reality, but am asking where are the liberals who always tend to advocate the system of democracy over Shariica law, when our homeland suffers from all preventable obsenities by means of our religion! I don't get what you mean. Are you blaming liberals (who are they?) on the rise of venereal diseases :confused: Do you have any evidence showing religion will help curb the spread of HIV and other venereal diseases? Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted November 30, 2005 ^^^my sentiments exactly(along with sista Abraar's comment). We will keep on claiming others for our problems..even when we ourselves XAASID enuf to spread it to our kin folks. We need to combat this deadly virus with a fanatic precautionary mindset (a combination of community public health interventions by mobilizing the public; from all walks of somalis-medical practitioners, community elders, religious leaders, and youth-especially those in schools). Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted December 1, 2005 it is really sad on top of our problems we have to deal with Aids now. as long as people believe this is non-muslim disease we will never be able to prevent AIDS from spreading. there are no liberals in control now in somalia,so why blame them. the only thing that will stop Aids is to educate people. Quote Share this post Link to post Share on other sites