Sign in to follow this  
Deeq A.

Talyaaniga oo gadiidka dab-damiska ku wareejiyay G/Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Xubno ka socday dowlada Talyaaniga ayaa maanta tegay xarunta dowlada hoose ee Xamar, halkaasi oo ay kula kulmeen masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.

Kulanka kadib, xubnaha ka socday dowlada Talyaaniga ayaa ku wareejiyay gobolka Banaadir gadiidka dab-damiska, kaasi oo muhiim u ah shacabka ku nool magaalo madaxda Soomaaliya.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, mudane Saalax Xasan Cumar, ayaa wuxuu warbaahinta fahfaahin buuxda uu ka siiyay agabka lagu wareejiyay maamulka iyo muhiimada uu leeyahay.

Hoos ka dhageyso warka oo Cod ah

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Mutawakil-2.mp3

The post Talyaaniga oo gadiidka dab-damiska ku wareejiyay G/Banaadir appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this