Deeq A. Posted November 26, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Qaraxan oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarax ayaa duhuurnimadii maanta ka dhacay degmada Wadajir ee G/Banaadir. Gaariga qarxay ayaa la sheegay in la dhigay Suuq ku yaalla xaafada Kaawo Godey oo xilligaasi ay ku sugnaayeen dad badan oo Rayid ah. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxaasi, walow aan si rasmi ah loo xaqiijin karin inta uu la’egyahay. Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Goobjooge.mp3 The post Qarax Gaari Oo ka dhacay degmada Wadajir appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites