Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in gordhawayd uu qarax ka dhacay suuq ku yaalla xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho

qaraxa-deg-696x924.jpg

Saraakiishaa caafimaadka waxay sheegeen in ugu yaraan 10 qof ay ku dhaawacmeen qaraxa isla markaasna loo qaaday isbitaallada.

Waxay intaasi ku dareen saraakiisha in dhimasho ay jirto balse iyo ilaa hadda aanan la xaqiijin karin khasaaraha.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this