Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-Shabaab Oo Gaalkacyo Ku Dishay Nin Lagu Eedeeyay In Uu Sheegtay Nabinimo.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Gaalkacayo)-Ku dhawaad 20 ruux oo uu ku jiro Sheekh Cabdiweli Cilmi Yare ayaa lagu dilay magaalada Gaalkacayo.

Weerarkan ayaa isugu jira mid is qarxin ah iyo weerar toos ah oo lagu bartilmaameed saday xarunta wadaadkaas.

Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkii ka dhacay Gaalkacyo ee lagu dilay ninkii lagu eedeeyay in uu sheegtay Nabinimo.

Sababta ay u beegsadeen waxay ku sheegeen inuu af lagaadeeyay nabi Maxamed NNKH horey ayay Alshabaab digniin ugu dirty.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this