Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekh Cabdi Wali Cali Cilmi yare oo ku dhintay weerar ka dhacay Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wadaadka layiraahdo Sh Cabdi Wali Sh Cali Cilmi yare oo xir badan ku heeystay Koonfurta magaalada Gaalkacyo isaga iyo qaar badan oo kamid ah xirtiisii ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah iyo weerar too sh oo Al-shabaab ay ku qaadeen magaalada Gaalkacyo.

Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada lagu dilay Cabdi Wali Cali Cilmi yare iyada oo sidoo kale sheegtay in ay dileen 11-kale oo ay sheegeen in ay ahaayeen ilaaladiisa.

Ciidamada Gal-Mudug ayaa soo afjaray weerarkii saaka Al-shabaab ay ku qaadeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Faah Faahin Dheeraad ah dib kala soco Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Pos Muqdisho

The post Sheekh Cabdi Wali Cali Cilmi yare oo ku dhintay weerar ka dhacay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this